wargelin show
Written by Administrator   
Feb 07, 2010 at 05:56 PM

Write Comment (0 comments)
Madaafiic maanta ku dhacay xaafado ka tirsan Degmada Yaaqshiid oo sababtay dhimasho iyo dhaawac
Written by Administrator   
Feb 07, 2010 at 05:52 PM

2 qof ayaa ku dhintay 8 qof oo kalena way ku dhaawacmeen madaafiic ku dhacay xaafado ka tirsan degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir, kuwaasoo jawaab u ahaa madaafiic lagu tuuray xarumaha Dowladda.

 

 

Write Comment (1 comments)
Last Updated ( Feb 07, 2010 at 06:18 PM )
Read more...
Laba wiil oo loo qabtay dil kii Seward Halal Market oo Maalintii labaad Maxkamad ku socoto iyo Waari
Written by Administrator   
Jan 16, 2010 at 11:49 AM


Laba wiil oo soomali ah oo dil u geestay sadax ruux oo soomali ah ayaa maxakamdi xukuntay magaalada mineapolis minnesota
Posted to the Web Jan 16, 11:36

Minnesota:-2-badii maalmood ee la soo dhaafay ayaa Maxkamadda Hennepin Court la soo taagay laba wiil oo Soomaali ah laba wiil ayaa lagu soo oogay in ay ka danbeeyeen dilkii loo gaystay 3 wiil oo labo Soomaali tahay midna uu Oramo yahay oo ka dhacay Dukaanka Seward Halal Market oo ku yaala Gobalka Minnesota ee Magaalada Minneapolis. 

Write Comment (0 comments)
Last Updated ( Jan 16, 2010 at 12:11 PM )
Read more...
Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho dib ugu noqday kaddib safar kooban oo uu ku Tagey Magaalada Nair
Written by Administrator   
Jan 16, 2010 at 11:37 AM

Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho dib ugu noqday kaddib safar kooban oo uu ku Tagey Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya (DAAWO SAWIRRO)


Sabti, 16 January 2010(HOL): Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa dib ugu soo laabtay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, kaddib markii uu Madaxweynuhu safar kooban oo saddex maalmood qaatay  uu ku tagey magaalo madaxda Kenya ee Nairobi.

 

 

Write Comment (0 comments)
Read more...
 
up
up